Waxaa farxad noo ah inaan qayb ka ahaanno bandhigga ganacsi ee Suuqa SIMAD oo ay soo agaasintay SIMAD University, kana dhacaya Beerta Nabadda ee Muqdisho. Bandhiggaan oo sidoo kale aan taabbogelintiisa qayb ka nahay waxaan macaamiisheena qiimaha badan ku sugeynaa goobteenna gaarka ah ee bandhigga. Bandhiggaan waxaan bulshadeenna fursad usiinaynaa inay xog dheeri ah ka helaan dhammaan adeegyaddii casriga ah ee aan dhawaan soo kordhinnay sida Teknolojiyadda “Tap2Pay NFC Wearables” iyo Premier Payment Gateway (Mastercard - MPGS). #SuuqaSIMAD #BandhigaSuuqaSIMAD #PremierBank
-
-
-
-
-
+3